Warar kala duwan ayaa laga helayaa qarax ismiidaan ah oo goordhaw ka dhacay Isbitaalka Xoogga Ee Magaalada muqdisho.

Goobjoogayaal la hadlay Warbaahinta RBN ee Magaalada Muqdisho ayaa inoo sheegaya in xilliga qaraxa  uu dhacayay isbitaalku ay ku sugnaayeen dhalinyaro fara badan kuwaas oo askarnimo in loo qoro hadafkoodu ahaa..

Ciidanka dowladda ayaa xeray dhammaan wadooyinka soo galo Isbitaalka iyadoona xaaladu ay aad u kacsan tahay.

Share.

Leave A Reply