Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa maanta degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug waxa ay u dirtay shixnad Daawo ah taas oo dhan 1-Tan.

Deeqdaan ayaa loogu talagalay in la gaarsiiyo isbitaalka degmadaas bukaanada ku jira, waxaana deeqdaan hay’adda SoDMA ay ku wareejisay dadka deegaanka.

Degmada Ceeldheer ayaa dhawaan Laga saray AS, waxaana hay’adda SoDMA Ay Dadaal Ugu jirtaa Sidii Luugu Gurman Lahaa Dadka Ay Dagalada Iyo Abaartuba Saameysay.

Share.

Leave A Reply