Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 11 ee 5-ta May 2024, kuna saabsan magacaabid La-taliye Sare ee Madaxweynaha ee Arrimaha Aminga.

Madaxweynaha Dowladda Puntland

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad.

Markuu arkay: Aqoontiisa, kartidiisa iyo waayo-aragnimadiisa shaqo.

Wuxuu xeeriyey:

  1. Waxaa Gen.Maxamed-Amiin Cabdullaahi Xaaji Khayr loo magacaabay La-taliye Sarre ee Madaxweynaha ee Arrimaha Aminga.
  2. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, Wuuna saxiixay.
Share.

Leave A Reply