Hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed ayaa goor dhaw hawada Soomaaliya ka celisay Diyaarad Ethiopia Airline oo Hargeisa wafdi uso waday.

Sida Warbaahinta gudaha heshay diyaarada ayaa ku laabatay Adisababa oo marki hore ay ka so kacday.

Arintaan Ayaa Imanaysa Xili Ay sii Xogeysaneyso Xiisada Dipmlomasiyadeed Ee Labada Dal.

Share.

Leave A Reply