Mas’uuliyiin ka tirsan hay’adaha ammaanka iyo shirkadda Hormuud ayaa waxa ay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa wada shaqaynta danta guud si waafaqsan shuruucda dalka.

Kulanka waxaa xal looga gaaray caqabado taagnaa, kuwaas oo loo xalliyay si ay ku jirto maslaxadda guud ee dalka, wuxuuna kulanku ku dhamaaday jawi wanaagsan.

Dowladda Soomaaliya waxa Mujisay mudnaanta Ay Shirkadu Kuleedahay Dalka Waxayna Arintan Umuqata inay Dawladu Kaga garabeyso Falkii Ay Cidamada Nabadsugida Kulakaceen Shirkada Isgaarsiinta Hormuud.

Dhacdadan Ayaa Aad Lohadal Hayay Wxayna Bulshada Casimada U hanqaltageysay Waxa Uu Qilaafkan Salka Kuhayay Balse Dawlada Ayaa Sheegatay In Arintaas Xal Lagagaray.

Share.

Leave A Reply