Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Nairobi kulan kula yeeshay Safiirka Dowlada France ufadhiya Kenya iyo Soomaaliya Arnaud Suguet

Kulanka ayaa lagaga hadlay Taageerida Mashaariicda socda, Amaanka guud Deeganada Koonfur Galbeed iyo is bedelka Cimilada.

Kulanka waxaa ka qeybgalay Wasiirka Amniga, Wasiirka Bay’adda, La-Taliyaasha Madaxweynaha iyo Agaasimaha guud Madaxtooyada

Maamulka Konfur Galbeed Ayaa Dadaal Ugu Jira Sidii Uu Gari Laha Iskufilnaan Dhinacyada Amniga Waxbarashada Cafimaadka Iyo Dhaqalaha Xilidegana Maamulka Uladaladhacay Sameeynta Dhinaca Isbadalka Cimilada Iyo Sabolnimo Ku Bahday Deganada Maamulka.

Share.

Leave A Reply