Sida Warbaahinta ku hadasha afka dowladda uu u xaqiijinayay Taliyaha Ciidanka xoogga General Odawaa Yuusuf Raage Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka ayaa dagaalamayaasha Alshabaab kala wareegay deegaanka Alkowthar.

Deegankaan Al-kowthar ayaa ka tirsan degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellada dhexe  waana deegaankii ay saldhigteen shabaabkii isaga baxay degmada Aadan Yabaal.

Share.

Leave A Reply