Dhaqtar Bishaar ibraahim Xuub Isu duwihii wasaaradda caafimaadka ee Degmada Buur-hakaba Ee gobolka Bay ayaa maanta lagu dhex toogtay gudaha isbitaalka degmada Buur-hakaba.

Kooxo Bastoolado ku hubeysan ayaa dhaqtarka dilka u geystay iyadoona goobta ay ka baxsadeen.

Lama oga sababta rasmiga ee dhaqtar bishaar Ibraahim loo toogtay iyo cidda sida rasmiga kaga dambeysa toogashadiisa.

Walow Guddoomiyaha degmada Buur hakaba Cabdi Maxamed Axmed uu ku eedeeyay inay ka dambeeyeen Kooxda Alshabaab,

Share.

Leave A Reply