Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa maanta daah-furay kulanka Wadatashiga qorsha howleedka ee Degmooyinka Gobolka Banaadir ee sanadka 2023.

Guddoomiye Madaale ayaa Wajiga 1-aad ee kulankan waxa uu warbixino kaga dhageystay Maamullada Degmooyinka qeybta Bartamaha, kuwaas oo u soo gudbiyay guddoomiyaha qorsha howlleedkooda ku aadan Horumarinta Degmada iyo Amniga.

Waxa uuna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) sheegay in Maamul kaste uu kula xisaabtami doono horumarinta Degmada Uu mas’uulka ka yahay,

Share.

Leave A Reply