Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka ayaa saakay weerar culus ku qaaday degaanka Buurweyn oo kamid ah degaannada hoostaga degmada Buulo-burde ee Gobolka Hiiraan islamarkaan muddo sanado ah ay maamulayeen kooxda alshabaab,

Dagaal kadib kooxda alshabaab ayaa isaga baxay deegaanka iyadoona ay ula wareegeen ciidanka dowladda iyo dadka deegaanka,sida ay sheegeyn saraakiil ka tirsan ciidanka dowladda soomaaliya oo hogaamineysay dagaalka.

Deegaanka Buurweyn ayaa kamid ah deegaanada hoostagga magaalada Buuloburde ee gobolka hiiraan.

Share.

Leave A Reply