Ciidamo ka tirsan xoogga dalka iyo daraawiishta Koonfur Galbeed ayaa galabta laga dejiyey degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool,

Ciidamadaan ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda ay halkaasi ka bilaabaan dagaalka ka dhanka kooxda Alshabaab Ee ka socda qeybo badan Oo kamid ah Gobollada dalka.

Horay Madaxweynaha Koonfur/Galbeed ayaa kaga dhawaaqay Howlgal ka dhan ah Alshabaab isaga Oo sheegay in AS culeys weyn ay ku hayaan reer Koonfur/Galbeed lagana doonayo iney iska dulqaadaan

Share.

Leave A Reply