Munaasabad si heer sare Loo soo abaabulay Oo ka dhacday xarunta Dugsiga ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ee General Kaahiye ayuu kaga qeyb galay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale,

Munaasabadaan ayaa waxaa Tababar loogu soo xiray saraakiil cusub oo kusoo biiray Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.

Guddoomiye Madaale ayaa Saraakiisha dhallinyarada ah ee tababarka loo soo xiray kula dardaarmay in si hufan oo daacadnimo ay kujirto ugu qidmeeyaan Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed.

Share.

Leave A Reply