Dowlad Gobolleedka Puntland ayaa Soo bandhigtay Ciidamo ka Tirsan PMPF oo loo Tabbabaray hawlgallada gaar ka ah ee ka hortagga khataraha Bad iyo Beriba iyo Dhammaan dhagarta Argagixisada iyo waxkasta oo liddi ku ah Amniga iyo xasiloonida deegaanadooda.

Ciidamadaan ayaa munaasabadii lagu soo bandhigayay ay ka dhacday Taliska Guud ee Ciidamada Badda iyo Beriga Puntland ee magaalada Boosaaso.

Waxaana Tabbabarka U soo xeray Taliyaha Hawl-gelinta ciidamada PMPF G/S Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac

Share.

Leave A Reply