Kullan u dhaxeeyay guddoomiye ku xigeenka  Amniga iyo siyaasadda gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) iyo taliyaasha Ciidamada amniga gobolka ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.

Sidoo kale waxaa Kulanka qeyb ka ahaa taliyaha qeybta guud ee Boliiska gobolka iyo taliyaha Nabad sugidda gobolka.

Guudoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda Ee gobolka banaadir  Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay taliyayaasha isagoona ku bogaadiyay sare u qaadiddaa amniga caasimadda.

Share.

Leave A Reply