Dr Maryan Maxamuud Xasan Wasiiru Dowlaha wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa kulamo iyo casho sharaf la qaadatay dhaqaatiir Suudaanees ah Oo howlo caafimaad oo indho-fiiqis ah u sameeyay dad gaaraya 100 qofood.halka sidoo kalena ay daaweeyeen dad ka badan 509 bukaan.

Sidoo kale Dr Maryan Maxamuud Xasan ayaa kaga mahadcelisay dhaqaatiirta Suudaaneeska sida ay ugu adeegeen bulshada soomaaliyeed

Share.

Leave A Reply