Qoraal Kooban oo Lagu faafiyay page-ka Rasmiga Ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu sheegay inuu baaqday kulan maanta ay ku balansanaayeen.

*OGEYSIIS DEG DEG AH*

Dhammaan xildhibaanadda Golaha Shacabka BJFS waxaa lagu wargelinayaa in kulankii wada-jirka ahaa ee labada gole BFS dib loo dhigay. Guddoonka labada gole ayaa dib ka soo sheegi doona fadhiga xiga.

Mahadsanidiin

Share.

Leave A Reply