Axmed Maxamed Islaam,Axmed-Madoobe.Madaxweynaha dowlad Gobolleedka Jubbaland ayaa xarunta Madaxtooyada Ee Magaalada Kismaayo ku soo dhaweeyay Wafdi ballaaran uu hogaaminayo Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka,

Wasiirka gaashaandhiga Ee Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Taliyaha Ciidanka dhulka Odowaa Yusuf Raage ayaa la filayaa in Saraakiisha ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland inay kala hadlaan howlgallada madaxweynaha soomaaliya uu kaga dhawaaqay dalka sidii looga bilaabi lahaa deegaanada Jubbaland oo Alshabaab deegaano iyo degmooyin ay ka heystaan,

Share.

Leave A Reply