sida ay saacishay taliye ku xigeenka ciidanka booliiska soomaaliyeed Gen. Zakiyo xuseen waxay ciidamada booliiska soomaaliyeed gacanta ku soo dhigeen wiil dhallinyaro ah oo tacadi kula kacay gabar yar oo aan qaan gaar aheyn,

muuqaalka wiilka ayaa kahor qabashadiisii lagu faafiyay baraha bulshada si gacanta loogu soo dhigo balse ugu dambeyn ciidamada booliiska gobolka banaadir ayaa ku guuleystay xalay saqdhexe inay soo qabtaan.

Xuseen Xasan Gaabow oo ah ninka la soo qabtay booliiskuna ay baadigoobayeen ayaa lagu wareejiyay maxkamadaha kale si sharciga loola tiigsado,

Inta badan laamaha booliiska waxay gacanta ku soo dhigaan dad fal dambiyeedyo kula kaca ilmaha yar-yarka kuwaas oo inta badan aan dib dambo loo arag

Share.

Leave A Reply