Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/guuto Odowaa Yuusuf Raage ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha Cusub ee Ciidamadda Turkiga Ee ka howlgala Soomaaliya.

Dowladda Turkiga ayaa dhawaan taliye Cusub u soo magacawday Soomaaliya.

Si taliyaha cusub Ee Ciidamada Turkiga Ee Soomaaliya iyo S/Guuto Odiwaa Yusuf Raage taliyaha ciidamada dhulka ee Somaaliya ay wada shaqeynti labada ciidan halkoodii kaga sii socoto ayuu taliye Odiwaa Xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha Cusub Ee dowladda Turkiga U soo magacawday Ciidamadeeda ku sugan Soomaaliya.

Share.

Leave A Reply