Dhawaca Afhayeenka Xukumada Somalia Maxamed Ibraahim Mu.alimuu.

Ayaa Lagadajiyay Dalka Turkiga Waxa Lageeyay Isbitaal Ay Gacanta Kuhayso Dawlada Turkiga

Danjiraha Dawlada Somalia Ee Dalka Turkiga Ambassador Jaamac Ceydiid Ayaa Xili Uu Warbahinta Lahadlayay Shegay Inuu Badqabo Afhayeenka Lanasocdan Dhawacyo Ay Ku Jiraan Darawalkiisa Lanageyay Isbital Weyn Oo Ay Gacanta Kuhayso Dawlada Turkiga

Afhayeenka Xukumada Somalia Ayaa Lahadlayay Xiliga Lasarayay Gadiidka Isbitalka Waxa Uuna Dhawaca Afhayeenka Umuuqdan Mid Sokabanaya.

Share.

Leave A Reply