Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug Oo Safar Shaqo Kujoga Dagmada Cabudwaaq Ayaa Tabar Usoxiray Ciidamo Katirsan Darawiishta Galmudug

Cidamadan Ayaa Mudo Tabar Ogasocday Xero Kutala Halkas Waxayna Sobandhigeen Dholatus Cidan Oo Ay Ku Mujinayan Heerka Tabarkoda Garsiisanyahay

Musabada Waxa Xaadir Ku Ahaa Madaxda Maamulka Galmudug Kuwaa Oo Buriyay Tababarka Ciidanka Darawashta Galmudug.

Cidamada Ayaa Markii Tabarka Losoxiray Lagudhariyay Madasha Waxana Ladardarmay Cidanka Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug Ali Daahir Ciid.

Madaxwene Ku Xigeenka Aya Cidanka Kuladar Darmay inay Wajibadkoda Ugutan Si Hufan Wafaqsana Sharciga Dalka.

Cidamadan Ayaa Lafilaya Inay Qayb Kaqaatan Howgalo Lagulagalamayo Ururka Al Shabaab.

Share.

Leave A Reply