Gudiga Dorashoyinka Konfur Galbeed Somalia Ayaa Wada Maanta Inay Soo Afjaran Diwangalinta Shan Kursi Oo Kamida Ah Kurasta Golaha Shacabka Barlamaanka Somalia

Manta Ayaa Waraqadaha Aqonsiga Iyo Shahadada Lagudonsiindona Musharaxinta Shanta Kursi Kurastan Waxa Usharaxan Madax Horay Ugufadhisay Kurasta Iyo Kuwa Kucusub Kurasta Barlamanka Donayana Inay Helan Kurastas

Malinimada Bari Ah Ayaa Laguwada Inkurastan Dorashadooda Kadhacdo Magalada Baydhabo Oo Kamida Gobaha Loo Asteeyay Dorashada Somalia Gar Ahaan Tan Golaha Shacabka Ee Kurasta Maamulka Konfur Galbeed Somalia.

Share.

Leave A Reply