Maamulka Degmada Jalalaqsi Ayaa Soo Bandhigay Ciidamo Dadka Deegaanka ah Oo Ka Howlgali Doonno Deegaano Dhaca duleedka Buuloburde,

Ciidankaan ayaa loo diyaariyay inay kooxda alshabaab kula jabhadeeyaan dhulka howdka ah ee u dhaxeeya magaalada buuloburde Buurweyn Iiji ilaa Jalalaqsi,.

Waxaa maanta lagu soo bandhigay duleedka Degmada Jalalaqsi ee gobolka hiiraan waana ciidan ay u dhameystiran yihiin hubkoodii iyo gaadiidkoodii dagaalka,

Kooxda Alshabaab oo laga saaray deegaano dhowr ah oo dhaca bariga gobolka hiiraan ayaa dagaalkooda u bedelay mid jabhadeyn ah iyaga oo dhulka howdka ah gudaha u sii galay markii doonaana ay weeraro ka soo qaadayaan,

default
default
default
Share.

Leave A Reply