Waxaa maanta kullankiisa 1aad Kuyeeshay gudaha magaalada Muqdisho Guddiga Garsoorka Arimaha Diinta iyo Awqaafta Golaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,

Kaas oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha guddiga garsoorka arimaha diinta iyo awqaafta Xildhibaan Cali Xaaji Daahir,

Kulanka oo inta Badan xubnaha Guddiga ay goob-joog ka ahaayeen ayaa waxaa looga hadlay qorshe howleedka hortabinta u leh guddiga iyo sidii ay u joogtayn lahaayeen kulamada Guddiga,

Share.

Leave A Reply