Sida ay qortay wakaaladda wararka ee CCTV. 38ruux ayaa ku dhintay kadib markii uu dab xooggan ka kacay warshad ku tiilay magaalada Anyang Ee dhacda bartamaha gobolka Henan Ee dalka shiinaha,

labo qof waa dhaawac halka labo kalena nolol iyo geeriba lagu la’yahay.hadana dabka ka kacay warshadda waxaa lagu guuleystay in la baqtiyo wallow wararku ay tibaaxayaan inay ku qaadatay ciidamada dab-damiska mudo ka badan 4saacadood,

Bishii Saddexaad ee sanadkii 2019-kii ayay ahayd markii 78 qof ay ku dhinteen dab saameeyay warshad lagu sameeyo kiimikada ee ku taalla Shiinaha.

Share.

Leave A Reply