Waxaa maanta shir jaraa’id ugu qabtay magaalada muqdisho xafiiska hanti-dhowrka guuds ee qaranka iyaga oo ka warbixiyay baaritaanadii ay sameeyeen sanadkii aynu soo dhaafnay ee 2021,

Xafiiska hanti-dhowrka guud ee Qaranka waxa uu tilmaamay in 5 Millyan oo Dollar lagu shubtay kooto ka baxsan Bangiga Dawlada,106 Millyann oo iib ahna ay Samaysay Dawlada, islamarkaana ay gashay waa dowladdee 105 heshiis ah. kuwaas ku kacay 14 Millyan,

Sidoo kale xafiiska hanti-dhowrka qaranka ayaa farta ku fiiqay in deeqo dhan 13 Millyan oo dollar aanan lagu darin miisaaniyada Dawlada 2022 .
Baaritaan lagu sameeyey 29 Hay’adood iyo 3 safaaradood.

Share.

Leave A Reply