Guddoomiyaha Degmadda Kaxda Ee gobolka banaadir Cabdullahi Sheekh Cabdiraxmaan oo dhawaan loo magacaabay xilka Guddoomiyaha degmadaas ayaa dhawaanahaanba waday kulamo uu la yeelanayo qeybaha bulshada degmadiisa si ay isku bartaan una wada shaqeeyaan.

Kullan ballaaran oo ay qeyb ka ahaayeen dhallinyarada haweenka odiyaasha salaadiinta iyo culimaa’udiinka ayuu maanta la yeeshay guddoomiye Cabdullahi Sheekh Cabdiraxmaan

Waxaana kullankaasi looga arinsanayay sidii degmada kaxda loo hormarin lahaa taa oo ugu dambeyntii lagu go’aamiyay in la sii laba laabo bilacda iyo horumarka ay degmada ku talaabsatay,

Share.

Leave A Reply