Inta la Xaqiijiyay Afar Ruux ayaa waxyeelo kala duwan ay ka soo gaartay Qarax Xooggan Oo Xalay ka dhacay Wadada Maka Almukarama gaar ahaan Tareebiyaano.


Qaraxa ayaa la sheegayaa in lagu xeray gaari Saruf ah kaas Oo yiilay wadada Dhinaceeda.


Dadka Waxyeelada ay ka soo gaartay Qaraxa Labo kamid ah waxay Saarnaayeen Mooto-Bajaaj Mareysay wadadaa Halka Labada Kalena goobta ay ka akdhawaayeen,


Ciidamada Miino Baarista iyo kuwa Amaanka ayaa durba Goobta Qaraxa gaaray iyagoona Baaritaano ka sameeyay

Share.

Leave A Reply