Wareegto Heer Madaxweyne Oo Uu soo saaray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa Markale Dib loogu Magacaaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida S/Guuto Liibaan Cali Yaroow

Mr Liibaan ayaa Xilkaan Horay U hayay Waxaana ka qaaday Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,

Wuxuuna U magacaabay Farmaajo S/Guuto Maxamuud Axmed Xasan (Dalab).Kaas Oo isaguna Uu iminka xilka ka qaaday Madaxweyne Xasan Sheikh

p
Share.

Leave A Reply