Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ka qeybgalay Furitaanka Shirka gollaha Wadatashiga Qaran ee uu shir gudoomiyey Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shekh Maxamuud

Shirka ayaa Madaxda diirada waxay ku saareen Arimaha Amniga iyo Abaaraha ka jira guud ahaan Dalka.

RBN NEWS SOMALIA
Share.

Leave A Reply