Muqdisho: (RBN NEWS SOMALIA11, Sebtember, 2022: )Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta ka qeybgalay Shirka Madasha Wadatashiga Qaran ee Dowladda Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah oo maanta ka furmay Magaalada Muqdisho.

Shirkaan oo uu gudoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxaa looga hadlay arrimaha amniga iyo abaaraha ka jira dalka.

RBN NEWS SOMALI
Share.

Leave A Reply