Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federalka Soomaaliya ayaa maanta Magaalada Baydhabo ku soo gaba-gabeeyay shirka looga wada tashanayay sidii wasaaradaha Caafimaadka ee heer Maamul Goboladeed ay u samaysan lahaayeen Qorshaha Hirgalinta Istaraatiijiyada Nidaamka Caafimaadka Dalka 2022-2026.

Kulankan oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukumadda Federalka Soomaaliya ayaa waxaa kasoo qayb galay Wasiirada Wasaaraddaha Caafimaadka ee maamul goboleedyada kala ah, Hirshabeele, Koonfur Galbeed, Jubaland, Galmudug iyo Gobalka Benadir

RBN NEWS SOMALIA
RBN NEWS SOMALIA
RBN NEWS SOMALIA
Share.

Leave A Reply