Magalada Baladweyne Ee Xarunta Gobalka Hiraan Ayaa Saka Dagan Waxana Hawlgalsameyay Cidamada Boliska Baladweyne

Howgalka Ayaa Imanaya Xili Habenkii Xala Ay Al Shabaab Werar Kuqadeen Farisimaha Ay Lee Yihiin Cidanka Amison Iyo Kuwa Dawlada

Werarka Ayaa Kadhacay Midkami Xafadaha Magalada Baladweyne Waxana Dagal Koban Dhexmaray Al Shabaab Amiso iyo Cidanka Dawlada Oo Iskudhinaca Dagalaka Oo Sacado Qatay Ayaa La isku Adeegsaday Hobiyaha Iyo Qoryaha Waa Weyn Waxana Qasare Kasogary Qoys dagana Xafada Werarka Kadhacay

Lamaha Amanka Iyo Maamulka Gobalka Hiran Kamahadlin Wali Qasaraha Dhashay Dagalkii Xalay Kadhacay Magalada Baladweyne Ee Gobalka Hiran.

Baladweyne waxay Kamid Tahay Gobaha Loo Asteeyay Dorashada Kurasta Golaha shacabka Maamulka Hirshabeele.

Share.

Leave A Reply