Cidamo Tabacsan Madaxweyne Dani Ayaa Buuxdhafiyay Magalada Bosaaso Ee Xarunta Gobalka Bari Cidamada Ayaa Lagabaqdin Qaba Inuu Dagal Magalada Kudhexmaro Kuwa Psf Oo Horay Ujogay Magalada Bosasso Ee Gobalka Bari

Waxgaradka Deganka Iyo Isimada Puntaland Ayaa Wada Dadalo Laguxalinayo Qilafka Sokala Dhexgalay Cidamada Psf Iyo Madaxweyne Dani

Dhinacakale Dadka Degan Ayaa qarkod Kaqaxay Magalada Bosaaso Kadib Baqdin Lagaqabo Dagal Dhexmara Cidamada isku Horfadhiya Magalada Bosaaso Ee Gobalka Bari

Wasiirada Puntland Qarkod Aya Sodhaweyay Dadalada Aywadan Wax garadka Deganka Silo Bajiyo Dagal Kadhaca Magalada Bosaaso Ee Gobalka Bari.

Share.

Leave A Reply