Doorasho Maanta Kadhacday Magalada Baydhabo Ayaa Waxa Kusubaxay Mid Kamida Kurasta Gudomiyihii Hore Barlamanka 10aad Maxamed Mursal Shiiq Cabdirixman Waxana Uu Kamid Ahaa Shaqsiyaad Ugu Fir Fircoon Kursigas Ergada Doranaysay Ayaa Siayay Codkooda Gudonkii Hore Ee Barlamanka Somalia Maxamed Mursal Sh.Cabdirixman Oo Manta Kamid Noqday Xildhibanada Barlamanka 11aad Ee Somalia.

Maxamed Mursal Sh. Cabdirixman Ayaa Kamida Shaqsiyadka Lashego Inay Aad Utageeran Siayasada Madaxweynaha Muda Xileedkiisu Dhamaday Ee Somalia Maxamed Cabdulahi Farmaajo.

Gudomiye Mursal Ayaa Kugulaystay Kursiga Tirsigiisu Yahay HOP 182

Waxana Kursigas Kulatartamayay Faysal Ibraahim Xasan Ugudanbeyn Kursiga Waxa Kusobaxay Maxamed Mursal Sh.Cabdirixman.

Share.

Leave A Reply