Gudiga Dorashoyinka Heer Fadaral Ayaa Hakad Galiyay Mid Kamida Kurasta Laguqabanayo Dorashadooda Magalada Baydhabo Ee Maamulka Konfu Galbeed Somalia

Kursiga Tirsigiisu Yahay Hop 103 Ayaa Waxa Uu Gudigu Sheegay In Dib Loodhigay Dorashadiisa Kadib Muran Kayimid Kursigas.

Gudiga Xalinta Qilfadka Dorashoyinka Ayana Sheegay In Kursiga Cabasho Katimid Waxana Lashegay In Kursigan Uu Kamid yahay Kurasta Ugu Muhiimsan.

Xubnaha Utartamaya Kursigan Waxa Kamida Pof Maxamed Sh. Cusman Jawari Oo Horay Usonoqday Godonka Barlamanka Somalia.

Waxayna Taa Kamid Tahay Asbaabaha Xiisaha Uyeelaya Dorashada Kursiga Hop 103 Ee Lafilayo Mar Un Inay Dorashadiisa Kadhacdo Magalada Baydhabo Ee Maamulka Konfur Galbeed Somalia.

Share.

Leave A Reply