Gudiga Hirgalinta Dorashoyinka Heer Fadaral Ee (GHDHF)Ayaa Bilabay Dhibista Agabka Loo Isticmalayo Cod Bixinta Dorashada Golaha Shacabka Somalia

Gudiga Ayaa Manta Waxay Agabka Udireen Deganada Galmudug Ee Loo Asteeyay Dorashada Golaha Shacabka Somalia Waxana Sidikole Lagu wada In Agabka Laguwareejiyo Gudiyada Somaliland Iyo Banadiriga Islamaanta.

Dhinacakale Waxa Lafilya Malinimada Axda ah In Agabka Lageeyo Maamulada Kale Ee Dalka Sida Hirshabeele. Konfur galbeed.Puntaland. jubaland.

Arinta Ayaa Imanaysa Xili Maanta Lasoo Afmeray Dorashada kurastii Kaharsaneed Xubnaha Aqalka Sare Ee Somalia.

Share.

Leave A Reply