Manta Aya Magalada Dhusamareb Laguso Gabagabeyay Dorashada Kurasta Aqalka Sare Waxana Ladoortay Labadii Kursi Ee Ugudanbeysay Aqalka Sare Ee Somalia

Kursiga Kobad Ayaa Waxa Kusobaxay Abdi Xasan Cawaale Qaydiid Oo Markale Kusolabanaya Kursigan Kuna Matali Dona Maamulka Galmudug.

Waxana Xildhibanada Galmudug U codeeyen Qaab Gacantaag Ah Kadib Markii Uu Kursigasi Katana Sulay Musharaxii Kulatartamayay Codad Garaya 83 cod Ayuuna Kusabaxay Sanatarka Markale Difacday Kursigaas.

Dhinaca Kale Waxa Kursiga Labad Kusobaxay Cabdi Cusman Xareed Oo Asagana Ay Cod Gacantaga Ugu Codeyeen Xildhibanada Galmudug.

Siada Waxa Kushan Kurasta Aqalka Sare Ee Barlamanka Somalia Kaas Oo Ka Koban 54 Kursi.

Share.

Leave A Reply