Xildhibanada Maamulka Galmudug Ayaa Udiyargarobay Dorashada Labada Kursi Ee Manta Dorashadooda Kadhacayso Magalada Dhusamareeb.

Kurastan Ayaa Kamida Kurasta Aqalka Sare Ee Dawlad Gobaleedka Galmudug Kumatalaya Dawlada Somalia Waxan Dhawan Dibkaso Saray Madaxweynaha Dawlad Gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kariye Qoor Qoor.

Suldan Kamal oo Kamida Xubnaha Gudiga Dorashada Galmudug Ayaa Shegay Inay Udiyar Garboyan Malmaha So Adan Dorashada Golaha Shacabka Markii Manta Lasoo Afmeero Doorashada Aqalka Sare Ee Galmudug.

https://rbnnews.net/wp-content/uploads/2021/11/suldaan-Kamal.mp4

Share.

Leave A Reply