Fah Fahino Ayaa Lagahelaya Dilka Dhacay Dagmada Hodan Ee Gobalka Banadir Dilka Ayaa Kadhacay Aga Gaarka Isbitalka Xoga Dalka waxana Dilka Logaystay Askari Katirsana Cidamada Taraafikada.

Koxda Dilka Gaysatay Oo Aan Wali La Ogaan Cida Ay Katirsanyihiin Ayaa Iskaga Baxsaday Gobta Falka Uu Kadhacay.

Dadka Degaan Ayaa Ino Shegay In Gobta Falka Uu Kadhacay Ay Sogareen Cidamo Katirsan Kuwa Dawlada Somalia Waxayna Baritano Kawadan Gobta Oo Falku Kadhacay Oo Aan Sida Ogafogeen Isbitalka Xoga Dalka Somalia.

Mal Mihii Ugu Danbeeyay Waxa Magalada Muqdisho Kusobadanayay Dilal iyo Qaraxyo Qorshaysan Oo Lagafulinayo Dagmoyinka Gobalka Banadir.

Share.

Leave A Reply