Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah yeeshay kulankodii cadiga aha waxaa ay ku yeesheen Xarunta Villa Hargeysa Magaalada Muqdisho.

Guddoonka Golaha ayaa xalay xildhibaannada ku wargeliyay in uu Kulanka Maanta jiro, Xildhibaannada looga baahan yahay inay kasoo qeyb galaan, iyada oo Ajandaha uu yahay.

  1. Akhrinta 1aad Hindise-Sharciyeedka Abuurka iyo Noocyada Ayniga Dhi-beereedka
  2. Akhrinta 1aad Hindise-Sharciyeedka Xuquuqda Caruurta Soomaaliyeed

Qeybin Akhrinta 1aad

  1. A) Hindise-Sharciyeedka Hay’adda adeegyada Baaritaanka iyo Sharciyeynta Beeraha Soomaaliyeed ( SARIS)
  2. B) Hindise-Sharciyeedka Badbaadada Dhir-beereedka iyo Takoorka
  3. C) Hindise Sharciyeedka Kiimikooyinka Beeraha Soomaaliyeed
Share.

Leave A Reply