Kadib kulan ay isugu yimaadeen qaar kamid ah ururada siyaasadda ee ka jira Puntland ayaa waxay eedeymo dusha kaga tuureen hogaanka dowlad goboleedka puntland.

Waxeyna ku sheegeen War-saxaafadeed ka soo baxay urur siyaasadeeda in xukuumadda Puntland fara gelin ku hayso ururrada islamarkaana kala jebin ku heyso,

Sidoo kale waxay ku baaqeen Ururada siyaasadda puntland in la isugu yimaado shirweyne guud si loo badbaadiyo geeddi-socodka hannaanka xisbiyada badan ee Puntland.

Waxa uu ku soo beegmayaa go’aankan ka soo baxay Ururada siyaasadda saacado un kadib markii madaxweynaha Puntland iyo lix urur siyaasadeed ay sheegeen inay heshiis ka gareen doorashooyinka qof iyo cod ee lagu wado in dhawaan ka qabsoomo deegaananada dowlad goboleedka puntland,.

Share.

Leave A Reply