Nuur Macalin Abuukar Calasow waxa uu kamid ahaa dagaalyahannada kooxda Alshabaab Ee ku sugnaa duleedka magaalada Aadan Yabaal Ee gobolka sh. dhexe halkaas oo dhawaan kooxda ay kala wareegeen ciidamada xoogga dalka iyo dadka deegaanka oo isgarabsanaya.
Goobta lagu soo bandhigay Nuur waxaa ku sugnaa Taliyaha Ciidanka dhulka XDS General Maxamed Tahliil Biixi, taliyaha Guutada 17-aad ee Gorgor Dayax Cabdi Cabdulle iyo masuuliyiin kale.

Share.

Leave A Reply