Kadib markii uu soo idlaaday Madasha Wadatashiga Qaran Ee dowladda Soomaaliya iyo Dowlad gobolleedyada dalka.

Madaxweynayaasha Dowlad gobolleedyada dalka ayaa si Wadajir ah kaga qeyb qaatay Qorshaha Soomaali Cagaaran.
Iyadoona masuul kasta uu hal geed beeray.

Tallaabadan ayaa Madaxda Soomaaliyeed ku dhiirrigelinaysa qorshaha Soomaaliya Cagaraan oo ka mid ah waxyaabaha hortebinta leh, ee dalkeennu u baahanyahay in laga shaqeeyo sidii Dalka loo dhireyn lahaa, taasi oo muhim u ah wax soo saarka iyo kahor tegista nabaad guurka.

Share.

Leave A Reply