Sida Wararka aynu ku heleyno Waxaa caawa isku dhacyo rabshado wata Uu ku dhexmaray Jaamacadda Jigjiga Ardayda Jaamacadda iyo Ciidamada Federaalka Itoobiya.

Ciidamada Federaalka Itoobiya ayaa Ardayda u Adeegsaday Sunta dadka ka ilmeysiisa iyo Rasaas.

Waxaana la soo Warinayaa in Arday badani ay ku dhaawacmeen halkaasi.

Ardaydaan Mashaqada ay Qabsatay ayaa la Sheegayaa in Toddobaadkaan Un Lagu soo xareeyey jaamacadda Si looga
qaado Imtixaanka Fasalka 12aadka oo Maanta bilaabmay.

Share.

Leave A Reply