Sida Wararka aynu ku Heleyno Waxaa Maanta Weerar Qarax ah Uu Haleelay Gaari ay La Socdeen Ciidamada Puntland Ee ka howlgalla Dhulka Buuraleyda Ee Galgala.

Inta la Xaqiiyay Waxaa ku dhimatay Qaraaasi Afar Askari Halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen.

Qaraxa Oo ahaa Miinada dhulka lagu Aaso aaa la Sheegayaa iney la kacday mid ka mid ah gaadiidka dagaalka Puntland ee ka hawlgala buuralayda Galgala ee gobolka Bari.

Gaariga Miinadu ay Haleeshay ayaa waxaa la Xaqiijinaaa Iney Saaarnaayeen tiro askar ah,

Askartii ku dhaawacmay qaraxaasi Miino Ee dhulka lagu aasay ayaa loo soo qaaday Magaalada Bosaaso si Xaaladdooda Caafimaad loola tacaalo.

Inta badan dhulka Buuraleyda Ee Galgala Waxaa qaraxyo Ku Aaso Kooxaha AS iyo Daacish Kuwaa Oo ku Sugan qeybo kamid ah dhulka buuraleyda Ee Galgala.

              RBN:NEWS.

La Soco GoorWalba&GoobKasta

Share.

Leave A Reply