Kulanka ayaa isbarasho iyo Is Xog-wareysi ku aadanaa iyo Shaqada ay qabtaan waaxyaha kala duwan ee Golaha Shacabka.

Waxaana lagu falanqeeyey sida hufan ee looga shaqeyn karo horumarinta Golaha Shacabka.

Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka JFS Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabiri) Wuxuu Sheegay in Agaasime-yaasha iyo shaqaalaha aqoontooda iyo kartidooda ku kalsoon yahay islamarkaana howl-waddeennada qaar aan fursad u helin tababarada maskaxdooda iyo Tayadooda la dhisi doono.

Isagoona u ballan qaaday in ahmiyad gaar ah la siin doonno Golaha ayna heli doonnaan Adeegyo Caafimaad kaas oo loogu tala galay Madaxda iyo shaqaalaha Baarlamaanka.

RBN NEWS SOMALIA
Share.

Leave A Reply