Cabduqadir Qoslaaye waxa uu kamid ahaa dhallinyarada soomaaliyeed ee kunoolaa dalka koonfur Afrika,

Kooxo burcad koonfur/afrikaan ah ayaa goob ganacsi uu ku lahaa tuulo ka tirsan magaalada Magaalada Cape Town ee Dalka Koonfur Afrika.

ALLAHA u Naxariistee Marka laga soo tago geerida Cabduqaadir Qoslaaye waxaa kale uu dhaawac soo gaaray Muwaadin kale oo lagu Magacaabo Muxudiin Xuseen Gacal sida eheladooda ay xaqiijiyeen.

Boliiska Koonfur Afrika ayaa sidii horay looga bartayba sheegay inay baarayaan dadkii ka dambeeyay weerarakaasi,

Share.

Leave A Reply