Taliska Booliiska gobolka banaadir ayaa warbaahinta u sheegay inay gacanta ku soo dhigeen labo ruux oo ku hubeysnaa AK-47 kuwaas oo dhac geysanayaY,

Raggaan hubeysnaa ayaa laga soo qabtay qeybo kamid ah degmada Yaaqshiid iyaga oo ku howlan fal dambiyeedyo,


Maalmihii ugu dambeeyay Ciidamada Booliiska gobolka Banaadir ayaa laba jibaaray howlgallada ay kula dagaalamayaan kooxaha burcadda ah iyo Ciyaal weerada iyo dadka ka ganacsada waxyaabaha maanka dooriya.

Share.

Leave A Reply