War saxaafadeed ka soo baxay dowladda soomaaliya ayaa looga hadlay howlgal ciidamada dowladda iyo saaxiibadeeda caalamiga ah ay ku dileen horjooge ka tirsanaa Alshabaab.
Horjoogahaan ay sheegtay dowladda soomaaliya inay beegsadeen ayaa magaciisa lagu sheegay Yuusuf Maxamad Jingaab. (Wasiir) kaas oo lagu beegsaday deegaanka juxay isaga iyo 87 kale oo xubnood 15kii bishaan.

Share.

Leave A Reply